Golaha Wasiirada Puntland oo goor dhow lagu dhawaaqay: Dhagayso

1133

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdweli Maxamed Cali oo goor dhow isugu yeeray saxaafada Madaxtooyada magaalada Garowe ayuu ku dhowaaqay gole wasiiro oo ka kooban konton xubnood.

Madaxweyne Gaas ayaa laga sugayay maalmihii la soo dhaafay inuu ku dhowaaqo gole wasiiro cusub kadib markii baarlamaanka Puntland uu codka kalsoonida u qaaday golihiisii wasiirada iyagoo kala laabtay kalsoonida.

Golahan wasiirada ayaa sida ay weriyaasha soo sheegayaan waxaa ku jira rag ku cusub siyaasada iyo qaar kale oo hore ugu jiray,Balse goor dhow ka filo jowhar.com magacyada golaha wasiirada Puntland.

Hoos ka Dhagayso Magacyada golaha Wasiirada Cusub ee Puntland