Golaha wasiirada oo xilka ka qaaday xisaabiyaha guud ee Qaranka

518

Golaha wasiirada ee xukuumadda federal ka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho maanta ku yeeshay kulankoodii Khamiis-laha ahaa, kaasi oo la sheegay in looga hadlay arrimaha horyaala xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Golaha wasiirada ayaa waxaa ay xilka ka qaadeen xisaabiyaha guud ee Qaranka  Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji).

Golaha wasiirada ayaa sidoo kale magacaabay xisaabiyaha guud ee Qaranka, ayadoo loo magacaabay Faadumo Cusmaan Faarax.

SHARE