Golaha wasiirada Hiirshabelle oo lagu dhawaaqay

1207

Maxamed Cabdi Waare madaxwaynaha Hirshabelle ayaa maanta Ku dhawaaqay  Golahiisa wasiirada.

Golaha wasiirada cusub ee maamulka Hiirshabelle ayaa ka kooban wasiir  57 xubnood.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle. Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle Maxamed Ibraahim Goodir ayaa ku dhowaaqay Liiska Golaha Wasiirada Hirshabelle.