Waxaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ergeyga cusub ee wakiilka Qaramada Midoobay ee dhawaan Soomaaliya loo soo magacaabay Nicholas Haysom.
‘ waxa ay ii tahay sharaf iyo mudnaan in aan imaado halkaan. Labada sanno ee xigta Soomaaliya waxa ay u tahay muhiim’, ayuu yiri ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom markii uu Muqdisho soo gaaray.
Nicholas Haysom oo ayaa bishii waxa wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya loo soo magacaabay isaga oo beddelay Ambassador Michael Keating.