Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray waddada Gen. Kaahiye (Sawiro)

751

Gudoomiyaha gobolka Benaadir Thabit cabdi Maxamed ayaa maanta xariga ka jaray wadada jeneral kaahiye oo dhawaan dhismaheedu la soo gabagaboobay.

Gudoomiye ku xigeenka howlaha-guud ee gobolka benaadir, gudoomiyaha degmada xamar jajab iyo qaar ka mida ah shacabka degmada ayaa goobta xarig jarka ku sugnaa.

Waddadaan  maanta la xarig jaray ayaa waxay isku xirtaa laamiga iskuul Buluusiyo iyo Ela Borka adan Cabdulle Cusmaan.

SHARE