Duqa Muqdisho oo maanta furay Barnaamijka Derisaynta Amniga Caasimadda (Sawiro)

748
Duqa magaalada Mudisho thaabit

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Thabit Cabdi Maxamed, oo Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Deresenta iyo Amniga.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa ugu Baaqay Bulshada Kunool Degmada Kaxda in ay ka shaqeeyaan is Dhaxgalka Bulshada iyo Amniga magaalada Muqdisho.

Sidoo Kale Duqa magaalada Muqdisho ayaa Ku  dhawaaqay in Maamulka Gobolka Benaadir uu Qaban Doono Shirka Wada Tashiga Nabadeenta iyo Hormarinta Gobolka Benaadir, kaasi oo Dhici doona 7-da  bisha Janaayo ee sanadka fooda nagu soo haya ee 2018-ka.

SHARE