Dowladda Kenya oo hambalyo u dirtay Axmed Madoobe

380
Ahmed Mohamed Islam is sworni in as Jubbaland President for another term. Photo courtesy: Jubbaland state House.

Dawladda Kenya ayaa hambalyo u dirray madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay Wasaarada Arrimaha Dibadda Kenya.

Kenya ayaa Dowladda Faderaalka Soomaaliya ugu baaqday in la shaqayso Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, Wixii ka dhexjira ay ku xaliyaan Wada hadal.

Warkaan ka soo baxay Kenya ayaa imaanaya iyada oo Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in san Aqoonsaneyn Natiijadda Ka soo baxday Laba doorasho oo shalay ka dhacday Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose.

Image may contain: text

SHARE