Diyaarad yar oo kuwa rakaabka ah sidayna rakaab gaaraya sided qof ayaa lagu ka’yahay daka Kenya.Diyaaradaan ayaa abaarihii 4ta galabnimo xilliga Kenya kasoo kacday magaalada Kitale, waxayna kusoo jeeday magaalada Nairobi.
Warbaahinta Kenya ayaa sheegay in diyaarada la waayay oo ay khadka ka baxday, waxanaa bilawday dadaallo baadigoob iyo badbaadin iskugu jira oo lagu raadinayo diyaaradda la waayay.