Dhismaha Safaarada Jabuuti ee Muqdisho oo xariga laga jaray

39

Miqdisho (UM) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay Munaasabad xariga looga jarayay dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti oo ay ka qeyb galeen Madaxweynayaasha labada dal, goleyaasha Dowladda iyo diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee Muqdisho ka hawl gala.

Madaxweynaha Jabuuti walaalaha Ismaaciil Cumar Geelle ayaa oo uu wehliyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xariga si wadajir ah uga jaray dhismaha cusub ee Safaarada.

Dalka Jabuuti ayaa dalkii labaad oo safaarad ka dhista magaalada Muqdisho iyadoo dowladda Turkiga ay horrey Safaarada ugu wayn caalamka ay Muqdisho uga furtay.

SHARE