Dhagayso:Wasiir Qoloocow oo sheegay in dowladda ay ka gaabisay difaaca khayraadka Badda

450

Wasiirku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow ayaa sheegay In Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay difaaca Kheyraadka Biyaha Badda Soomaaliya.

Qalocow ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Kheyraadkii Badda Soomaaliya uu gacanta u galay Dowladdo shisheeye.

Waxuu dowladda ka dalbaday madaama ay kabaxday ku meel gaarkii in ay xoojiso difaaca biyaha badda Somaaliya.

Wasiir Ku xigeenka ayaa sheegay in qashan badan uu yaalo xeebta magaalada Muqdisho.

Hoos ka dhagayso  codka wasiir ku xigeenka

 

SHARE