Deni oo gaaray Jabuuti

94

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti kusoo dhoweeyay, Wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf iyo masuuliyiin kale.

Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in safarka Madaxweynaha Puntland ee Jabuuti uu ku saabsan yahay xoojinta iskaashiga Puntland iyo Jabuuti, sida dhinacyada amniga, ganacsiga iyo horumarka.

SHARE