Daawo Shirka Jaraa’id ee Mukhtaar Roobow

869

Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ka mid aha aas-aasayaashii ururka Al-Shabaab islamarkaana ahaa Ku  xigeenkii ururkaasi ayaa dhowaan isku soo dhiibay dowladda federal-ka ah ee Soomaaliya.

Mukhtaar Roobow ayaa diyaarad khaas ah waxaa ay kasoo qaaday magaalada Xudur ee gobalka Bakool.

Wadaadka ayaa la keenay magaalada Muqdisho, isagoo markii uu soo gaaray Caasimadda ammankiisa ay la wareegeen  ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA).

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa maanta haddaba si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka baxay al-Shabaab.

Haddaba hoos ka daawo shirka jaraa’iid ee Mukhtaar Roobow

SHARE