Daawo Sawirada Wasiirka Maaliyadda oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho

991
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta kula hadlaya xafiiskiisa/07/11/2017. MUQDISHO, Soomaaliya (Xuquuqda sawirka Wasaaradda Maaliyadda)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa beeniyey warar sheegayay in wasaaraddiisu ay kordhisay canshuuraha la qaado.

Cabdiraxmana Ducaale Bayle oo warbaahinta Soomaalida kula hadlay xafiiska wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dawladdu ay  damacsan tahay inay hirgeliso canshuurta iibka ee laga qaado alaabooyinka.

Hoos ka daawo sawirada shirka jaraa’iid ee wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

SHARE