Daawo Sawirada Soomaaliya oo ka qayb gashay shir caalami ah oo ka dhacay Sacuudiga

830

Dalka Sacuudiga ayaa waxaa ka dhacay shir caalami ah oo ay ka qayb galeen Ku dhowaad afartan dal.

Dalalka ka qayb galay shirkaasi waxaa ka mid ah wufuud Soomaaliya ka socotay oo uu hogaaminayay ra’iisul wasaare Ku xigeenka Soomaaliya.

Maxamed bin Salmaan dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shirka ka sheegay in wadamada Islaamka loo baahan yahay inay u midoobaan la dagaalanka argagaxisada.

SHARE