Home Wararka Maanta Daawo sawirada munaasabadda maalinta Calanka oo Muqdisho laga xusay

Daawo sawirada munaasabadda maalinta Calanka oo Muqdisho laga xusay

2045

Madaxda dowladda oo ka qayb galay xuska maalinta Calanka Soomaaliyeed

3

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Dawladda hoose ee Xamar, iyadoo ay ka qeyb galeen, Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre, gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo qeybaha bulshada.

Xafladda oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa khudbado ka jeediyay Madaxda Dawladda oo ka hadlay qiimaha maalintaan ay leedahay iyo dhibaatooyinkii loo soo maray hindisidda in calan Soomaaliyeed laga taago dhulka Soomaalida.

Hoos ka daawo sawirada munaasabadda