Daawo Sawirada Madaxwaynaha oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

1679

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Arbaco dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha ayaa safar ku tagay qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta ka joogaan Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Uganda, Ethiopia iyo Jabuuti.

Hoos ka daawo sawirada soo laabashada madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.