Daawo Sawirada kormeerka Kol. Koofi ee garoonka Diyaaradaha Boosaaso

1394

gaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha  Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Boosaaso ee Gobalka Barri  ayaa kormeer ku sameeyey howlaha socdaalka ka socda Garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.

Hoos ka arag sawirada kormeerka agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya