Daawo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wakiillada Beesha Caalamka

538

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka u fadhiya dalka Soomaaliya.

Kulanka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla markaana la sii xoojiyo iskaashiga dhinacyada badan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka iyo Hay’adaha uu la kulmay Safiiradooda.

Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliyey kulanka Wasiirada Maaliyada, Qorsheynta, Difaaca, Amniga iyo Wasiiru Dowlaha Xafiiska RW.

SHARE