Daawo khudbadda RW Khayre uu ka jeediyay shirka Q.M

999

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federal-ka ah ee Soomaaliya ayaa sanadkan ka qaybgalaya shirka guud ee Qaramada Midoobay kaasi oo wali ka soconaya magaalada New York ee dalka Maraykanka.

Ra’iisul wasaaraha ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin xaaladda dalka Soomaaliya, dhibaatooyinka lagu hayo qowmiyadda Roghinya ee dalka Myanmar.

Hoos ka daawo khudbadda ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu ka jeediyay shirka guud ee QM.