Ciidanka Dowladda oo la wareegay waddada Xeebta ee isku xirta Marka iyo Muqdisho

1123

Ciidanka dowladda ayaa dagaal kula wareergay deegaano kala duwan oo ka tirsan Shabeelada Hoose oo ay kamid yihiin Gendershe, Dhanaane, Jilib iyo deegaano kale.

Abaanduulaha ciidamada xooga sooomaaliya Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in ay dib u fureen wadada xeebta ee isku xirta muqdisho iyo Marka.

Ciidamada dowladda ayaa dagaal kula wareergay deegaano kala duwan oo ka tirsan Shabeelada Hoose oo ay kamid yihiin Gendershe, Dhanaane, Jilib iyo deegaano kale.

Taliska Militariga ayaa sheegay inay khasaare gaysteen Al-shabaab oo weli ku sugan inta badan gobalka Shabeelada Hoose iyo deegaano kale oo ku dhaw caasimada Marka.