Baarlamaanka oo u yeeray wasiirka Waxbarashada

813

Qoraal loo diray Wasiirka waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa lagu wargeliyay inuu hor-yimaado Golaha Shacabka, iyadoo wax laga weydiinayo maamulka deeqaha waxbarasho ee dibadda oo muddooyinkii u dambeeyay la sheegay in la musuq maasuqay.

Sidoo kale arrimaha kale ee wax laga weydiinayo ayaa waxaa ka mid ah xuquuqda shaqaalaha wasaaradda iyo Dugsiga 20 December oo ay Wasaaradda maamusho.