Muqdisho (UM) – Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaannada ayaa kulankooda maanta uga dooday Hindse Sharciyeedka Naqshadeynta magaalooyinka iyo Horumarinta dhulka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa shir gudoominayay kulanka.
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ayaa Baarlamaanka ka hor akhriyay Hinse Sharciyeedka Naqshadeyna maagaalooyinka dalka.