Axmed Madoobe oo magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubaland

784

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wareegto uu soo saaray wuxuuu ku magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jubbaland.

Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi, ayaa loo magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jubbaland, waxaana Axmed Madoobe uu u rajeeyay mas’uulkan cusub in shaqada hortaallo uga soo baxo sida loogu talogalao.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada: