Awaamiir lagu soo rogay Shaqaalaha Ajaaniibta

871

Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho.

Waxa ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka in ay doonayso in  hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad.