Aqalka Sare oo Guddi u saaray arrinta B/wayne

748

Golaha Senatorada aqalka sare ayaa maanta oo Axad Kulan Ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa  guddi u xil saaray arrinta Fatahaadda ka taagan magaalada B/weyn ee xarunta gobalka Hiiraan.

Guddiga lamagacaabay ayaa waxaa uu ka koobanyahay lix xubnood oo kala ah.

1 . Senator Maxamed Xuseen Raage.

2 . Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer.

3 . Axmed Macallim Cumar Nadiir.

4 . Muxyadiin Sheekh Cali Jaamac.

  1. Saciido Xassan Cusmaan.
  2. Zamzam Ibraahim Cali.
  3. Cismaan Maxamed Maxamuud Dufle.

8 . Cali Maxamed Jaamac

Shalay ayay ahayd markii Xukuumadda Soomaaliya ay magacaabday guddi wasiiro ay ka mid yihiin kaasi oo ka shaqayn doonaa gurmadka iyo samatabixinta dhibaatooyinka fatahaadaha ka taagan magaalada B/Wayne.