Amiirka Qadar oo Casuumaad ka helay Madaxweyne Donald Trump

1301

Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaasi waxaa uu Ku casuumay Amiirka dalka Qadar, kaasi oo muddo mix bilood ka badan at cunoqabatayn Ku hayaan dalalka at dhalashada wadaagaan ee Ku yaala Khaliijka.

War ka soo baxay dowladda yar ee Qadar ayaa waxaa lagu sheegay in Amiirka dalkaasi Sheekh  Tamiim Bin Xamud Al-thani uu casuumaad ka helay madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump.

Booqashada Amiirka ayaa waxaa ay Ku aadan tahay bisha April, isagoo xillugaasi magaalada Washington kula kulmi doono Mr Trump.

Labada Hogaamiye ayaa ka hadli doona hagaajinta xiriirka ka dhexeeya Qadar iyo Maraykanka iyo arrimo kale.

Shalay oo Arbaco ahayd ayaa waxaa qadka Telfoonka Ku wada hadlay amiir Tamim iyo madaxwayne Trump, xiligaasi oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin ammaanka Gobalka Barriga Dhexe iyo kuwo

SHARE