Shir ku saabsan horumarinta Maaliyadda dalka oo Kampala lagu soo gabagabeeyay

690
Too many Somali government meetings are held outside Somalia. Photo via Twitter.

Kampala – Waxaa magaalada Kampala ee dalka Uganda lagu soo gabagabeeyay shir saddex maalmood ah oo looga hadlayay horumarinta Maaliyadda dalka.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, wasiiradda Maaliyadda dowlad Goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir iyo madax ka tirsan Bangiga Adduunka.

Kulanka kaddib ayaa la isku afgartay in la mideeyo hannaanka Maaliyadda ee dalka.

Waxaana lags soo saaray warmurtiyeed wadajir ah, oo ay ku cadyihiin waxyaabaha lagu heshiiyay.

Hoos ka akhriso: