Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo Dowladda Burundi ay usoo magacaabeen Soomaaliya Juma Axmed Al Kaabi iyo Remy Barampama.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo Dowladda Burundi ay usoo magacaabeen Soomaaliya Mudane Juma Axmed Al Kaabi iyo Mudane Remy Barampama. pic.twitter.com/RhdWItHlUA
— Villa Somalia (@TheVillaSomalia) April 17, 2019
Madaxweyne Farmaajo ayaa sido kala kulan la qaatay Safiirada cusu ee Baxreyn iyo Burundi iyagoo ka wadahadlay xoojinta xiriirka dalalka ay wakiilka ka yihiin iyo Soomaaliya.


























