Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay tirakoobka shaqaallaha dowladda

760

Muqdisho (UM) – Shirka Golaha Wasiiradda xukuumadda Soomaaliya oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay tirkoobka shaqaallaha dowladda iyo barnaamijka geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre oo shir guudoominayay kulanka warbixinno looga dhagaysatay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kulanka ka sheegay in ay muhiim tahay in wasaarad waliba shaqadii loo xil saaray ay dardar geliso si loogu guulaysto hawlaya horyaala.