War Saxaafadeed ay maanta soo saareen xisbiyadda siyaasadda ee Daljir, Wadajir, Kulan iyo Horusocod ayaa lagu dhaliilay hay’adda sirdoonka qaranka ee NISA.
Qoraalka axsaabta waxaa lagu sheegay in NISA ay caburinta xuriyadaha, codka xorta ah ee muwaadiniinta iyo la dagaalanka dimoqoraadiyadda.