Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljamaaca ayaa maanta heshiis awood qaybsi ah kukala saxiixday magaalada Muqdisho, kaasi oo ay goobjoog ka ahaayeen madaxwaynaha Jamhuuriyadda federal ka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Khayre.
Heshiiska ayaa ka kooban 14 qodob oo uu ka mid yahay qodob madaxa Ahlusuna Waljamaaca u ogalaanaya in wasiirka koowaad ee Galmudug noqdo.
RECOM