Madaxwayne Farmaajo oo isbuucan gudihiisa u ambabixi doona Kenya iyo Ivory cost

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo,  ayaa la filaayaa in isbuucan gudihiisa uu u ambabaxo  dalalka Kenya  Ivory cost. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga qaybta ka noqana safirkiisa dalka Kenya ayaa ugu horayn  waxaa lagu waramayaa in magaalada Nairobi ay kaga qayb gali doonaan  caleema-saarka Madaxweynaha dhowaan dib xafiiska loogu doortay ee … Continue reading Madaxwayne Farmaajo oo isbuucan gudihiisa u ambabixi doona Kenya iyo Ivory cost